Mid ka mid ah horyaalada ugu xiisaha badan K/Cagta Yurub oo dib loo bilaabay

Horyaalka kubadda cagta dalka Jarmalka ayaa maanta noqonaya, kii ugu horreeyay ee dib u billaabma guud ahaan Yurub, kaddib markii bishii Maarso uu u xirmay cudurka Coronavirus. Horyaalka Bundesliga oo ay ka harsan yihiin 9 kulan ayaa dhamaan 18-ka koox ay ku hardami doonaan kaalimaha hore, kuwa Champıons League, Yuruba Leage iyo kooxaha hoose oo … Continue reading Mid ka mid ah horyaalada ugu xiisaha badan K/Cagta Yurub oo dib loo bilaabay